Kusoo Dhawaaw Fariin caafimaad


Waa maxay waxyeellada daran ee daawadu leedahay?

Waxyeelooyinka caadiga ah waxaa ka mid ah Calool xanuun, Afqalooc iyo Hurdo. Waxyeelada dhinaca kale ayaa loo arkaa mid halisah hadii natiijadu tahay mid dhimasho ah nafta halis galisa,isbitaal dhigista, naafo ama dhaawac joogta ah, ama soo gaadhista ka hor uurka ama xilliga uurka waxay sababtay cillad dhalmo.

Naga Mid Noqo

Marabtaa in aad naga mid noqoto si aad uga qeeb qaadato caawinta umada soomaaliyeed dhanka caafimaadka fadlan nala soo xiriir.

mohamed@fariincaafimaad.org

SHAQADEENA

Shaqadeena waa in aan caawinaa bulshadeena anagoo uga digeeno halista ee leedahay daawo dhaqtar kuu qorin oo la isticmaalo.

Xaruntena

Makah almukarama KLM 4
Mogadishu Somalia,
MQS

Balan Qabso

Walaal balan qabso hadii aad noo hayso warbixin ama aad rabto in lagu caawiyo amaba aan kugu xirno dhaqtar si laguu siiyo talo caafimaad oo bilaash ah. marwalbo waxaan diyaar unahay in aan kucaawino walaal mahadsanid

Whatsapp

+252614442203

Dhibaatada Daawooyinka Qaldan

Saameyn Taban: Xanuun ama dhibaatooyin caafimaad.

Yareynta Waxtarka: Daawooyinka saxda ah uma shaqeeyaan sidii loogu talagaly qaarkood.

Dhibaatooyin Dheeraad ah: Falcelinno xasaasi ah ama dhaawac xubnaha gudaha.

Waa muhiim inaad daawooyinka si sax ah u isticmaasho oo aad raacdo tilmaamaha dhakhtarka.

“ Ilaali caafi maad kaaga kana fogow qatarta daawooyinka ”

Mohamed Ali,

Founder, CEO of Fariinfariincaafimaad.org

4.7
of 5
4.7/5

4.8/5

1860 Reviews

4.6/5

1630 Reviews

4.7/5

2100 Reviews

Iliaali caafimaad kaaga iyo kan walaalkaa

Walaal ilaali caafimaad kaaga iyo kan walaal kaa waxaana muhiim ah in aad wadaag taan fariimaha caafimaad iyo dhamaan talooyinka caafimaad ee aadka muhiimka u ah.

Baarida daawooyinka

Baarida daawooyinka halista ku ah bulshada iyo ka hortageeda. waxaan wadnaa barnaamijyo aan rabno in aan baaritaan ku sameeno daawooyin ka dalka lakeeno qaarkood anagoona udireeno sheybaaro waaween oo caalami ah.

Digniin caafimaad

waxaan ka digeenaa daawooyinka aan dhakhatiirta qorin in aan la isticmaalin.fadlan ka taxadar naftaada hana qaadan daawo aan laguu qorin.

Iscadeynta

Halista ay leedahay in lamar sado daawooyinka la isku dar daray kuwaas oo sababi kara xanuuno halis ah oo ku dhaca dhanka maqaarka.sida kansarka kudhaca maqaarka iyo kan gudahaba.

Waamaxay Qasqas?

Qasqas ku waa daawooyin kala duwan oo la isku daray kuwaas oo iskugu jira boomaatooyin kala duwan oo midwal ba loo gu talagalay in lagu daaweeyo xanuun ku dhaca maqaarka. qaarkood lama is ticmaali karo dhakhtar la aan.

Saamaynta ay leedahay

Saamaynta ayleedahay waa mid aad u qatar badan waliba sababta xanuuno halis ah sida kansarka maqaarka iyo kuwo kale oo badan.

Nuuca daawooyinka

Daawooyin ka waa kuwo loogu tala gay in lagu daaweeyo xanuuno ku dhaca ma qaarka ee looguma tala galin in la isku cadeeyo. marka si qaldan loo is ticmaalo ayee fiiqdaa dubka kore ee maqaarka.

Natiijada saxda ah

Natiijada saxda ah ee ka dhalan karta waa in uu gubto maqaarka waliba uu yeesho midabo kala nuuc ah iyo xanuuno kaladuwan ku waasi oo sababi kara dhimasho.

Talo caafimaad

Hadii aad rabto in lagu caawiyo walaal xataa hadii aadan awoodin lacag waxaan diyaar unahay in aan ku caawino anagoo kuu balamin doona dhakhaatiir muxsiniin ah oo jecel caawinta shacabkooda.fadlan nalasooxiriir.

Fiiri sawiradaan hoose

Waa sawiro argagax leh oo aad layaabi doontid

Hantida ugu weyn waa caafimaadka.

Majiro wax ka muhiimsan caafimaadka. ilaali naftaada iyo mida ubadkaaga…

jar, pills, medicine-2338584.jpg
Fariincaafimaad

“Si kasta oo ay tahay hantideena iyo dhaqaalaheenaba, caafimaadkayagu waa hantida ugu qiimaha badan.waana lama huraan in aan daryeelno nafteena oo  aan mudnaan ta siino caafimaadkeena”

5/5

Dhakhaatiir Qibrad Uleh

Dhaqaatiirta nala shaqeesa waa kuwo muxsiniin ah waxlacag ahna kaaga ma baahna anaga ayaa kuu balamin doona waana bilaash.

Dr Mohamed Hassan

Haweenka 

Dr Zamzam

Cudurada guud

Dr Yahya Mohamed

Maqaarka

Talooyin Caafimaad

Nala soo xiriir oo nawaydii daawo walba oo aad doonto si aan kaaga caawino qatarta ku soo so cota naftaada iyo mida qoos kaaga ba.

Subsribe To Our Newsletter

Stay in touch with us to get latest news and special offers.

Address

Maka Al Mukarama KLM4 Mogadishu Soomaaliya

Call Us

+252614442203

Email Us

mohamed@fariincaafimaad.org