Isku-Darka Kareemooyinka & Daawada Caruurta

Isku-Darka Kareemooyinka & Daawada Caruurta

Waxaa si isa soo taraysa loo arkayaa waalidiin iyo haween u isticmaala kareemooyinka lagu daray daawo caruurta ah (sida Fucicort, Clobetazole, Betamethasone) si loo caddeeyo maqaarka. Tani waa dambi caafimaad ah. Daawo kasta waxay leedahay saameyn gaar ah – marka la isku darana waxay keeni kartaa nabarro, finan, fuuq-bax, iyo maqaarka oo lumo.

FARIIN CAAFIMAAD waxay si toos ah uga digeysaa ficilkaas oo ah mid khatar u ah mustaqbalka caafimaad ee qofka.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *