Isku-Darka Kareemooyinka & Daawada Caruurta
Isku-Darka Kareemooyinka & Daawada Caruurta Waxaa si isa soo taraysa loo arkayaa waalidiin iyo haween u isticmaala kareemooyinka lagu daray daawo caruurta ah (sida Fucicort, Clobetazole, Betamethasone) si loo caddeeyo maqaarka. Tani waa dambi caafimaad ah. Daawo kasta waxay leedahay saameyn gaar ah – marka la isku darana waxay keeni kartaa nabarro, finan, fuuq-bax, iyo …